Dawladda Soomaaliya ayaa maanta la wareegtay Guddoominta Golaha Wasiirrada ee Ururka Jaamacadda Carabta, kalfadhiga 151-aad oo ka furmay magaalada Qaahira.
Haddaba wareegtadan Soomaaliya qaadday ayaa Cabdixakiim Maxamuud Shirwac uu ka waraystay Safiirka Soomaaliya ee Masar Cabdiqani Maxamed Wacays.
Your browser doesn’t support HTML5
Somalia oo la wareegtay guddoominta Jaamacadda Carabta