Madaxweyne Cagjar: Ha la Maalgashado Deegaanka

Madaxweynaha Dawlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxummed Cumar (Cagjar), ayaa sheegay in maamulkiisu uu soo dhaweynayo maalgashi ay ganacsatada Soomaalidu ku sameyso deegaanka.

Cagjar ayaa wareysi gaar ah oo uu VOA siiyay sidoo kale ku sheegay in maamulkiisa aanu khuseyn shir Addis Ababa uga socday Soomaali ka kala tagay deegaanno kala duwan.

Waxaa Madaxweyne Mustafe uu magaalada Hargeysa uu ugu waramay Wariyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Wareysiga Madaxweyne Cagjar