Barnaamijka Caweyska Washington

Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku dhageysan doontaan doodda ku saabsan Boqoraddii Araweelo iyo xubintii Hal-abuurka iyo Heesaaga oo uu marti ku yahay Abwaan Barre Maxamed Fiidow.

Barnaamijka waxaa soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdixakiim Maxamuud Shirwac.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Caweyska Washington