Barnaamijka Caweyska Washington

Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaan idiinku haynaa sheekooyin ay ka mid tahay bisaddii ugu hodansaneyd dunida, dooddii ku saabsaneynd boqoraddii Araweelo iyo xubintii Hal-abuurka iyo Heesaaga.

Barnaamijka waxaa soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdixakiim M. Shirwac.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Caweyska Washington