Caruur Qaliin Wadnaha Loogu Soo Sameeyay Faransiiska oo Jabuuti Lagu Celiyay

Hay’ad Faransiis ah ayaa Jabuuti ku celisay caruur Jabuutiyaan ah oo qaliin dhinaca wadnaha ah Faransiiska loogu soo sameeyay. Weriyaha VOA ee Jabuuti Ramadan Muuse ayaa la hadlay waalidiinta caruurta iyo waliba dhakhaatiirta cisbitaalka Jabuuti.

Your browser doesn’t support HTML5

Jabuuti oo dib loogu celiyay caruur qalliin wadnaha loogu soo sameeyay Faransiiska