Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay barafka iyo qaboobaha dalalka Woqoyiga America iyo sida bulshooyinka soo-galootiga ahi uga tabaabusheysan karaan in khatartooda ay uga badbaadaan, waxaana marti ku ah Injineer Muuse Cabdi Xuseen Kooshin oo bartay cilmiga deegaanka.

Your browser doesn’t support HTML5

Wicitaanka Dhageystaha