Wicitaanka: Gudd. Baarlamaanka Puntland

Wicitaanka Dhageystaha

Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdixakiim Maxamed Axmed ayaa barnaamijka wicitaanka kaga halday arrinta Sool iyo Sanaag, waxaana qeybta dambe arrintaas jawaab kaga bixinaya Wasiirka wasiirka Horumarinta biyaha ee Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso barn. Wicitaanka