Maxaa ka soo Baxay Kulankii Cagjar iyo Shide?

New President of the Somali Ethiopian Region

RW Ethiopia Abiy Ahmed ayaa maanta xafiiskiisa Addis Ababa kula kulmay Mustafe Cagjar, madaxweynaha gobolka Soomaalida iyo Axmed Shide, guddoomiyaha xisbiga tallada haya oo maalmahan khilaaf siyaasadeed uu u dhaxeeyay oo ku saleysan dib u habbeyn lagu sameeyo xisbiga haya talada maamulka gobolka Soomaalida.

Maxamed CAbdi Xasan ayaa kulankaasi iyo wixii ka soo baxay ka warreystay Caddaani Hirmooge Afhayeenka jabhadda ONLF oo ku sugan Addis Ababa.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Heshiiska Madaxda Ismaamulka