Garsoore Maraykan ayaa shalay saddex nin oo Cadaan ku ku xukumay 25 sano ilaa 30 sano oo xadhig ah, kadib markii lagu helay inay doonayeen inay weeraraan masaajid ay Soomaalidu ku leeyihiin magaalada Garden city ee gobolka Kansas.
Warbixinta ay wakaaladda AP ka qortay arrintan waxaa soo jeedinaya Abdihakim Shirwac.
Your browser doesn’t support HTML5
Dhageyso Xukunka Gobolka Kansas