AP: Sacuudiga iyo Gantaaladda Ballistiga

Dalka Sacuudiga, Khubarro iyo Muuqaallo dhinaca setalite-ka ah ayaa muujinaya in saldhig military oo ku yaalla gudaha Sacuudiga uu u muuqdo mid lagu sameeeyo laguna tijaabiyo gantaallada nooca balaastikada ah ee xanbaari kara hubka nuclear-ka.

Warbixin ay wakaaladda wararka AP ay arrintaas ka qortay waxaa soo koobaya Maxamed Cabdi Xasan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Warbixinta Sacuudiga