Dib-u-habeyn lagu samaynayo xisbiyada dalka Ethiopia

Ethiopia

Ethiopia

Qowmiyadaha dalka Ethiopia ayaa ku guda jira dib u habayn ay ku sameyanyaan xisbiyadooda siyaasadeed, iyada oo dadka dalkaasi ay isku diyaarinayaan doorasho dhacaysa 2020-ka.

Haddaba faafhaaninta meesha wax marayaan ayaa Maxamed Cabdi Sandheere uu ka wareystay Xirsi Cabdulqaadir oo horay u soo noqday xildhibaan ka tirsan baarlamaanka federaalka ee Ethiopia, haatanse ku sugan dalka Maraykanka.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Xisbiyada Siyaasadda Ethiopia