Afro Deli oo cunto bilaash ah siineysa shaqaalaha dowladda Mareykanka

Abdirhaman Kahin

Iyadoo ay wali xaniban yihiin qayb ahaan howlaha dowladda Maraykanka ayaa milkiilaha makhaayadda Afro Deli ee magaalada Minneapolis C/raxmaan Ciise Kaahin waxa uu sheegay inuu qado bilaash ah siinayo shaqaalaha dowladda ee shaqadoodu hakadka ku jirto.

C/xakiin Maxamuud Shirwac ayaa khadka taleefanka ee Minneapolis kula xiriiray Kaahin, kana wareystay arrintan.

Your browser doesn’t support HTML5

Afro Deli oo cunto bilaash ah siineysa shaqaalaha dowladda Mareykanka