Dr. Cabdullaahi Xasan Mahdi oo lagu aasay Toronto

Aaska Dr. Cabdullaahi

Allaha u naxariistee Dr. Cabdullaaahi Xasan Mahdi oo ka mid ahaa aqoonyahannada aadka uga dhex muuqday Soomaalida ku nool dalka Canada ayaa shalay lagu aasay magaalada Toronto ee dalkaasi Canada.

Soomaaali ka tagtay magaalooyinka Canada, Mareykanka iyo Yurub ayaa ka qeyb galay aaska marxuumka.

Wariyaha VOA-da Xuseen Nuur Xaaji ayaa warbixintan kasoo diray magaalada Toronto.

Your browser doesn’t support HTML5

Dr. Cabdullaahi Xasan Mahdi oo lagu aasay Toronto