Wicitaanka: Caasha Geelle

Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Marwo Caasha Geelle oo maamulka Puntland xilal siyaasadeed oo ala duwan ka soo qabatay, waxayna ka hadlaysaa kaalinta haweenka ee siyaasadda Puntland

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso barn. Wicitaanka