Bandhigyo dhaqameed lagu qabtay W/Bari Kenya

Toddobaadyadii la soo dhaafay, waxaa magaalooyinka Mandheera iyo Garissa ee Waqooyi Bari Kenya ka socday bandhigyo la xiriira dhaqanka Soomaalida.

Bandhigyadan ayaa lagu soo bandhigay ciyaaro iyo agab dhaqanka Soomaaliga la xiriira.

Madaxda magaalooyinkaas ayaa sheegay in ay joogteyn doonaan bandhiggan oo kale, isla markaana ay maalgalin dheeraad u sameyn doonaan si loo soo nooleeyo dhaqanka Soomaaliyeed oo dalka Kenya oo muddo aad u fog ay soo bandhigiisa u dambeysa.

Wariyaha VOA-da ee Waqooyi Bari Maxamed Faarax Shire ayaa warbixintan inoo haya.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigyo dhaqameed oo lagu qabtay W/Bari Kenya