Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Prof. Cabdiwahaab Sh. Cabdisamad oo ka faalooda arrimaha dalalka Geeska Afrika, waxaana uu ka jawaabayaa su'aalaha qaar ka mid ah dhageystayaasha VOA.
Your browser doesn’t support HTML5
Dhageyso barn. Wicitaanka