Washington oo ay Qabanqaabada Aaska Madaxweyne Bush ka Socoto

US Capitol Congress building

Magaaladan Washington ayaa maanta isu diyaarinaysa qaabilaadda maydka madaxweynihii hore ee Maraykanka, George H.W. Bush oo laga soo qaadayo gobolka Texas, si loogu aaso caasimadda Washington DC, maalinta Arbacada ee soo socota.

Warbixin ka hadlaysa taariikh nololeedkii madaxweyne George H.W. Bush, waxyaabaha lagu xusuusan doono iyo geedi socodkiisii siyaasadeed waxa inoo diyaarisay, Sahra Ciidle Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Taariikhda Madaxweynaha Mareykanka