Kenya: 14 qof oo loo xiray haweeney la afduubtay

Kenya ayaa sheegtay in 14 qof ay u soo xirTAY afduubkii shalay dalkaas loog gaystay haweenay Talyaaniga u dhalatay oo lagu magacaabo Sylvia Romano.

Romano ayaa ka mid ahayd shaqaale gar-gaar oo shalay qaarna lagu dhaawacay qaarna lagu afduubtay gobolka xeebta ah ee Malindi.

Dalka Kenya ayaa waxaa haatan socda baaritaan xooggan oo haweeneydan lagu baadi-goobayo.

Weriyaha VOA, Maxamed Faarax Shire ayaa warbixintan kasoo diray magaalada Gaarisa.

Your browser doesn’t support HTML5

Kenya: 14 qof oo loo xiray haweeney la afduubtay