Ciidamada Kenya oo la siiyey qalab ay kula dagaalamaan Shabaab

Shabaab

Wasaarada gashaandhiga dalka Mareykanka ayaa qalab iyo gaadiid militari ugu deeqday ciidamada ammaanka ee dalka Kenya.

Uqeybsanaha wasaarada gaashaandhigga dalka Kenya Colonel Kevin Balisky ayaa sheegay in ay tobabaro u furayaan ciidamada ammanka ee dalka Kenya si ay uga hortagaan Al-Shabaab.

Warbixintan waxaa magaalada Garissa ka soo diray wariyaha VOA-da Maxamed Faarax Shire.

Your browser doesn’t support HTML5

Ciidamada Kenya oo la siiyey qalab ay kula dagaalamaan Shabaab