CIA oo Rumeysan in Ben Salman uu Amray Dilka Khashoggi

Hey’adda Sirdoonka Mareykanka ee CIA ayaa sheegtay inay rumaysantahay in dhaxal sugaha Boqortooyada Sacuudiga, Maxamed Bin Salmaan uu bixiyay amarka lagu dilay weriye Jamaal Kaashugji, sida laga baahiyay warbaahinta Mareykanka.

Wariyaha VOAda Nuur Xassan Nuur ayaa wararkii ugu dambeeyay ee arrinta dilkan wariyahan inoo haya.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Wararka Khashoggi