Dad harraad ugu dhintay Dhadhaab

Hal qof ayaa inta la ogyahay oon oogu dhintay tuulada Sheebcad oo ku taala duleedka dagmada Dhadhaab halka boqolaal kale ay qarka u saaran yihiin oon daran.

Tuulada ayaa dadkii xoolalayda ahaa ee ku noolaa la sheegayaa inay xoolihii ka dhamaadeen, waxaana wararku intaa sku darayaan inaysan tuuladu ceel lahayn.

Xasan Baarud oo ka tirsan odayasha tuulada Sheebcad ayaa wariyaha VOA-da Maxamed Faarax Shire la soo xiriiray waxuuna ugu horentii waydiyay ujeedka uu ula soo xiriaray VOA.

Your browser doesn’t support HTML5

Dad harraad ugu dhintay Dhadhaab