Barnaamijka Martida Mikrofoonka

Barnaamijka Martida Mikrofoonka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Madaxweynihii hore ee Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlaya amniga, siyaasadda iyo xisbi uu madax ka yahay oo dhawaan lagaga dhawaaqay magaalada Muqdisho.

Barnaamijka waxaa soo jeedinaysa Falastiin Axmed Iimaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Martida