VOA oo weriyeyaal tababar ugu soo xirtay Addis-Ababa

Tababarka VOA ee Addis-Ababa

Magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia ayaa waxaa maanta lagu soo gaba gabeeyay Tababar ay VOA magaaladaasi ugu qabatay Wariyeyaal kala duwan oo ka kala socday Laanta Afka Soomaaliga ah ee VOA iyo xarumaha dhowr luuqadood oo kala duwan.

Warbixintan waxaa Addis-Ababa kasoo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Your browser doesn’t support HTML5

VOA oo weriyeyaal tababar ugu soo xirtay Addis-Ababa