Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaa marti ku ah Prof. Maxamed Cumar Dalxa oo ka tirsan Baarlamaanka Somalia, oo ka hadlaya falkii lagu gubay dhawaan nin, kadib markii wiil uu adeer u yahay loo diiday gabar ay is-guursadeen.
Barnaamijka waxaa soo diyaarisay Sahra Cabdi Axmed.
Your browser doesn’t support HTML5
Dhageyso barn. Wicitaanka