Duufaanta Florence oo Garaaceysa North Carolina

Huracán Florence provoca destrucción en Carolina del Norte.

Dabeylo iyo roobab xoogan oo ka dhashay duufaanta loogu magac-daray Florence ayaa wali garaacaya qeybo ka mid ah gobollada North Carolina iyo South Carolina ee dalkan Mareykanka.

Haddaba faah-faahinta khasaaraha ka dhashay iyo sida uu xaalka goboladaasi yahay ayaa wariyaha VOA-da Nur Bukhari uu ka wareystaywareystay Jabril Cabdulle Ciyow iyo Cabdisalan Xaji Cabdulqadir oo labaduba ku nool magaalada Raleigh ee caasimada gobolka North Crolina. Waxaa hadalka ku hormaraya Jabril.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso warbixinta duufaanta Florence