Soomaalida Toronto Iyo Booliska oo Kulmay

Qaar ka tirsan Soomaalida ku nool magaalada Toronto ee dalka Kanada ayaa kulan la qaatay madaxa booliska ee magaaladaasi. Soomaalida, ayaa weydiiyay madaxdii ay la kulmeen su'aalo ku saabsan wax ka qabashada dhibaatooyinka sii socda ee heysta dhallin-yarada Soomaaliyeed ee dalkaasi ku dhaqan. Xuseen Nuur Xaaji ayaa warbixintan ka soo direy Toronto.

Your browser doesn’t support HTML5

Booliska Toronto iyo Soomaalida oo Kulmay