Soomaali ka qeyb galaysa doorashada Sweden

Vasteras, Sweden

Sidaa aad maalmihii lasoo dhaafayba wararka aad kala socoteen waxaa jira Soomaali badan oo sanadkan u sharaxan kuraasta baarlamanka iyo Golayaasha deegaanka ee dalka Sweden oo maalinta axadda ah ay ka qabsoomayso doorashooyinka guud ee dalkaasi .

Axmed Cabdulahi Maxamed “Kaboole” waxaa uu kamid ah yahay dhowr qof oo Soomaali ah oo u sharaxan Golayaasha deegaanka ee dalkaasi, Kaboole oo ka tirsan xisbiga Green Party ayaa u sharaxan mid kamid ah kuraasta Golayaasha Deegaanka ee magaaladda caasimadda ah Stokholom.

Wariyaha VOA-da ee London, Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa kula xiriiray khadka taleefanka ee Stokholom.

Your browser doesn’t support HTML5

Soomaali ka qeyb galaysa doorashada Sweden