Dad Soomaali ah oo lagu xiray Masar

Egypt

Ciidamada amniga ee dalka Masar ayaa xabsiga u taxaabay ilaa shan qof oo Soomaali ah oo la sheegay in lagu tuhunsan yahay inay waddankaasi sharci-darro ku joogeen.

Warbixintan waxaa magaalada Qaahira nooga soo diray Xuseen Saxnuuni.

Your browser doesn’t support HTML5

Dad Soomaali ah oo lagu xiray Masar