Cayaaryahan Saciido Nuur oo geeriyootey

Toronto Canada

Alle ha u naxariistee waxaa magaalada Toronto ee dalka Kanada ku geeriyootay mid ka mid ah ciyaaryahanadii ugu horeeyey ee xulka qaranka kubadda koleyga ee gabdhaha Soomaaliya. Saciido Nuur Abuukar oo lagu naaneysi jirey Wariiri, ayaa shalay u dhimatay xanuun ay la il-darreyd.

Maxamed Cabdi Sandhere ayaa geerida marxuumadda ka wareyso qaar ka mid ah asxaabteeda oo ilaa yaraantii ay is yaqaaneen.

Your browser doesn’t support HTML5

Geerida Siciido Wariiri