Militariga Myanmar oo Xasuuq lagu Eedeeyey

Guddi ka socda QM oo xaqiiqo raadis ah ayaa, kaas oo Golaha Ammaanka hor tagay ayaa soo jeediyey in sarkaalka u sareeya militariga Myanmar iyo dhowr hogaamiye ciidan oo kale baaris lagu sameeyo, lana maxkamadeeyo, kaalintii ay ku lahaayeen gumaadka loo tirinayo in loo geystay qowmiyadda Rohingya ee Muslimka ah ee dalkaasi.


Haddaba dhibta reer Rohingya, dalalka ay u qaxeen, gaabiska madaxda Myanmar ee wax ka qabashada arrintan, iyo hanjabaadda Golaha Ammaanka ayaa Maxamed Cabdi Sandhere waxa uu ka wareystay Cabdifataax Maxamuud Muuse oo arrimaha Koonfurbari Asia aqoon u leh. Cabdifataax waxa uu ku sugan magaalada Kuala Lampur ee dalka Malaysia.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Eedeynta Militariga Myanmar