Shiinaha oo Kenya ka Caawinaya Tacliinta Farsamada

Dowladaha Kenya iyo Shiinaha ayaa iska kaashanayo kor u soo qaadista tacliinta farsamada ee Mandera.

Sida ay saraakiil sheegee, qalab lagu soo iibiyay lacag gaareysa $120 milliyan oo dollar ayaa la gaarsiiyay mac-hadka farsamada ee Mandera.

Wariyaha VOA Maxamed Farax Shire ayaa khadka telefonka kula xiriiray xog-hayaha joogtada ee wasaaradda waxbarashada ee maamulka Mandera, Cabdi Maxamed Cali. Waxa uu ugu horeyn waydiiyay mashruucaasi iyo sida la isaga kaashanayo.

Your browser doesn’t support HTML5

Shiinaha oo Kenya ka caawinaya waxbarashada