Imaaraadka, Ethiopia iyo Eritrea oo shiray

Madaxda Imaaraadka, Ethiopia iyo Eritrea

Magaalada Abu-Dhabi waxaa maanta ka dhacay kulan saddex geesood ah oo dhexmaray madaxda, Imaaraadka, Ethiopia iyo Eritrea.

Dhaxalsugaha Imaaradda Abu-Dhabi, Maxamed Bin Zaayid ayaa qasriga madaxtooyada kula kulmay ra’iisul wasaaraha Ethiopia, Aby Ahmed iyo Madaxweynaha Eritrea, Aferwerki.

Sida uu qoray wargeyska The Gulf-News, Bin Bin Zaayid ayaa amaanay heshisika dhexmaray Eritrea iyo Ethiopia. Jaamac Buulle ayaa warbixintan noo haya.

Your browser doesn’t support HTML5

Imaaraadka, Ethiopia iyo Eritrea oo shiray