Barnaamijka Martida Mikrofoonka

VOA microphone

Barnaamijka Martida Mikrofoonka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Cabdirashiid Cali Shucaac oo ah madaxa Hay'adda Rajo Community Rights oo u dhaqdhaqaaqda xuquuqda Soomaalida Ethiopia.

Barnaamijka waxaa soo diyaariyey, soona jeedinaya Ridwaan X. Cabdiwali.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Martida