Barn. Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Wasiirka Warfaafinta ee Dawladda Federaalka Somalia, Daahir Maxamuud Geelle oo ka jawaabaya su'aalo la xiriira qaraxyadii Sabtidii ka dhacay magaalada Muqdisho.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso barn. Wicitaanka