Barn. Caweyska Washington

Barnaamijka Caweyska

Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Cabdikariim Faarax (Jiir) oo mulaxin caan ku ah geyiga Soomaalida, waxaan sidoo kale marti ku ah fanaanka da'da yar Axmed Aarshe oo ka mid ah kooxda Xidigaha Geeska ee magaalada Hargeysa.

Barnaamijka waxaa soo jeedinaysa Sahra Ciidle Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Caweyska Washington