ONLF oo ka hadashay sii daynta Qalbi-Dhagax

Ururka ONLF ayaa ka hadlay sii daynta Cabdikariim Muuse Qalbi-Dhagax, oo ahaa sarkaal hore uga tirsanaa, kaasoo kadib muddo uu dowlada Ethiopia gacanta ugu jirey la sii daayey shalay.

ONLF ayaa sii daynta Qalbi-Dhagax kadib waxey ugu baaqdey dowladda Ethiopia in la sugo amnigiisa, islamarkaana loo ogolaado xoriyaddiisa dhaqdhaaq.

Haruun Macruuf ayaa wareystey afhayeenka ururkasi Caddani Hirmooge oo haatan ku sugan magaalada Asmara ee dalka Eritrea.

Your browser doesn’t support HTML5

ONLF oo ka hadashay sii daynta Qalbi-Dhagax