Cabdikariin Qalbi-Dhagax oo lasii daayey

Ethiopia map

Cabdikariim Muuse Qalbi Dhagax oo ahaa sarkaal ka tirsan ururka ONLF oo ay bishii August ee sannadkii hore dawladda Soomaaliya u gacan gelisay dawladda Itoobiya ayaa maanta laga sii daayey xabsi ku yaalla magaalada Addis Ababa.

Suldaan Fawzi Maxamed Cali oo ka mid ah hoggaamiyayaasha dhaqanka ee Soomaalida Itoobiya oo ka mid ahaa hoggaamiyayaahsii loo sii daayey Qalbi Dhagax ayaa Haaruun Macruuf uga warramay sii daynta Qalbi Dhagax.

Your browser doesn’t support HTML5

Qalbi Dhagax oo lasii daayey