Barn. Wicitaanka Dhageystaha

Headphones and telephone

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Cabdisalaam Hadliye Cumar, Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Somalia, waxaana uu ka jawaabayaa su'aalo ku saabsan heshiiskii shalay ay galeen dalalka Somalia iyo Ethiopia.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso barn. Wicitaanka