Ciidda iyo Nairobi

Your browser doesn’t support HTML5

Xaafadda Islii ee magaalada Nairobi ayaa si weyn maanta looga ciiday. Madaxda bulshada ayaa dadka kala qeybgalay salaadda Ciidda. Yassin Ciise ayaa warbixintan Nairobi ka soo diray.