Maraykanka oo Diiday Qaraar Falastiin Taageraya

Dowladda Maraykanka ayaa shalay is-hortaagtay qaraar ay dowladda Kuwait u gudbisay golaha amniga ee QM, kaasi oo lagu dalbanayay in lagu bad-baadiyo shacabka Falastiin.

Sidoo kale qaraar uu Maraykanku isna golaha horkeenay oo Xamaas lagu eedeynayo rabshadihii dhawaan dhacay ayaa isna la diiday.

Jaamac Buule Jaamac ayaa warbixintan inoo haya.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Warbixinta Golaha Ammaanka