Jabuuti: Xildhibaanno Eedeyey Dowladda

Qaar ka mida xil dhibaanada mucaaridka ee baarlamanka Jabuuti aya ku dhaliiley dowladda Jabuuti sidey u maareysey dhibaatooyinka biyaha fadhiya magaalada ee ay kaga tageen roobabki dhawaanta ku da'ay. Dhanka kale, xildhibaannada muxaafadka ah ayaa sheegey in ay dowladdu wixii karaankeeda ah ay qabatay. Ramadan Muuse ayaa la kulmay qaar ka mid ah xildhibaannadaasi.

Your browser doesn’t support HTML5

Xildhibaanno eedeyey dowladda Jabuuti