Barn. Wicitaanka Dhageystaha

Headphones and telephone

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Wasiirka Duulista Hawada ee Somalia, Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar) oo ka jawaabaya su'aalaha dhageystayaasha VOA.

Barnaamijka waxaa soo diyaarisay, soona jeedinaysa Falastiin Axmed Iimaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barnaamijka Wicitaanka