Qunsulka Jabuuti ee Washington oo geeriyooday

Issa Bouraleh

Rabbi Naxariistii Janno haka waraabiyee waxaa shalay gobolka Virginia ee duleedka magaalada Washington ku geeriyooday Ciise Daahir Buraale oo ahaa qunsulkii safaaradda Jabuuti ee Washington.

Ciise oo ku geeiyooday 65 jir, ayaa maanta oo Jimce ah la aasayaa. Falastiin Axmed Imaan ayaa warbixintan kooban nooga diyaarisay taariikhda marxuum Ciise Daahir Buraale.

Your browser doesn’t support HTML5

Qunsulka Jabuuti ee Washington oo geeriyooday