10 Sano oo Dhalinyaro Reer Edmonton ah Tababar loo Sameynayey

Jibril Edmonton

Edmonton waxaa ku nool tirada labaad ee Soomaalida ugu badan Kanada, waxana dugsiyada waxbarashada ka aado dhalinyaro aad u badan oo isugu jira kuwo dalka ku dhashey iyo qaar la keenay. Ururka Somali Canadian Culturaal Society of Edmonton ayaa 10-kii sano ee u danbeeyey waxa ay dibada magaalada u kaxyanayeen qaar ka mid ah ilmahaas.

Mashruuca Camp Toosoo oo dhalintan lagu mashquuliyo waxa warbixintan nooga diyaariyey Jaamac Buulle Jaamac.

Your browser doesn’t support HTML5

Camp Toosoo