Barn. Martida Mikrofoonka

Barnaamijka Martida Mikrofoonka ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay hawlaha gurmadka ah ee socda magaalada Beledweyne oo ay saameeyeen daadadka iyo fatahaadda wabiga Shabeelle.

Barnaamijka waxaa soo diyaariyey, soona jeedinaya Ridwaan X. Cabdiwali.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Martida