Dowlada Kanada oo 18 Milyan ugu Deeqday Soomaaliya

Axmed On the VOA MIC

Dawladda Kanada ayaa ugu deeqdey Soomaaliya lacag gargaar ah oo wadarteedu dhantahay 18 Million oo dollar, oo loogu talogalay dadka abaarta iyo roobabku saameeyeen ee danyarta ah.

Wariyaha VOA da Xuseen Nuur Xaaji ayaa warbixin arimahaa ku saabsan Toronto nooga soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

CANADA SOMALIA

Axmed Xussen iyo Xildhibaan Borys