USA: Maxkamadda Sare oo Dhageysatay Doodda Socdaalka

Sagaalka xubnood ee Maxkamadda Sare ee Maraykanka ayaa shalay dhageystay dacwadaha qareeno kala raacsanaa in la meel mariyo iyo in kale soo-jeedintii Madaxweyne Trump ee ahayd in dalal Muslimiin u badan laga mamnuuco soo galidda Maraykanka.

Garsoorayaasha ayaa su’aalo weydiinayey qareenada labada dhinac. Haddaba faahfaahinta sidii ay wax u socdeen ayaa wariyeheenada gobolka MN Maxmuud Mascadde uu ka wareystay Garyaqaan Cabdinaasir Maxamed Cabdullaahi.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Maxkamadda Sare ee Maraykanka