Q.M. oo Ku Baaqday in La Baaro Dadkii Lagu Laayay Yemen

Hey'adda xuquuqda aadanaha ee Qaramada Midoobay ayaa ku baaqday in baaris lagu sameeyo dilalka tobonnaan qof oo dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay uu isbaheysiga uu Sacuudigu hoggaaminayo duqeyn ku diley gudaha dalka Yemen.

Lisa Shelein ayaa warbixintan ka soo diray Geneva, waxaa inoo soo jeedinaya Jaamac Buulle Jaamac.

Your browser doesn’t support HTML5

Hay'ado cambareyay isbaheysiga Sacuudiga oo duqeyn ku laayay rayid gudah Yemen