Barnaamijka Wicitaanka Dhageysaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageysaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Wasiirka Caddaaladda Somaliland, Cabdiqani Maxamuud Caateeye oo ka jawaabaya su'aalaha dhageystayaasha VOA.

Barnaamijka waxaa daadihinaysa Falastiin Axmed Iimaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Wicitaanka Dhageystaha