MN: Askari Booliis ah oo la Dallacsiiyey

پیش از نشست کنگره پرزیدنت ترامپ در مقابل کاخ سفید برای چند هزار حامی خود سخنرانی کرد.

Mid ka mid ah saraakiisha booliiska Soomaalida ee gobolka Minnesota ayaa loo dallacsiiyey darajada Saajin. Dallacsiintan ayaa imanaysa xilli dambiyo lagu soo oogay mid ka mida ah saraakiishaas booliiska oo lagu eedeeyey in haweenay caddaan ah uu si dacayaadi ku jirto uu u dilay bartamihii sanadkii hore.

Sarkaalka hadda la dalacsiiyey oo magaciisu yahay Mukhtar Cabdulkaadir ayaa waxa wareystay wariyeheena gobolka MN, Maxamuud Mascadde. wareysigiina sida ayuu u dhacay.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Askariga la Dalacsiiyey